1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking IconZaufany
1K+Pobrania
15MBRozmiar
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Wersja na Androida
2.2(27-01-2023)Najnowsza wersja
-
(0 Recenzje)
Age ratingPEGI-3
Pobierz
SzczegółyRecenzjeWersjeInfo
1/6

Opis Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - Wersja 2.2

(27-01-2023)
Inne wersje
Co nowegoupdated performance and overall functionality

Nie ma jeszcze żadnych recenzji ani ocen! Aby napisać pierwszą

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - Informacje APK

Wersja APK: 2.2Pakiet: com.tamaamtaxi.darawal
Kompatybilność Android: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Deweloper:Tamaam TaxiPolityka Prywatności:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyUprawnienia:41
Nazwa: Tamaam For DriversRozmiar: 15 MBPobrania: 1Wersja : 2.2Data Wydania: 2023-01-27 02:57:29Min. Ekran: SMALLObsługiwane CPU:
Identyfikator pakietu: com.tamaamtaxi.darawalPodpis SHA1: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Deweloper (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganizacja (O): Tamaam GroupMiejsce (L): HargeisaKraj (C): SOStan / Miasto (ST): Waqooyi GalbeedIdentyfikator pakietu: com.tamaamtaxi.darawalPodpis SHA1: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8Deweloper (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMOrganizacja (O): Tamaam GroupMiejsce (L): HargeisaKraj (C): SOStan / Miasto (ST): Waqooyi Galbeed

Najnowsza wersja Tamaam For Drivers

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 pobierania14.5 MB Rozmiar
Pobierz

Inne wersje

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 pobierania14.5 MB Rozmiar
Pobierz
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 pobierania14.5 MB Rozmiar
Pobierz
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 pobierania17 MB Rozmiar
Pobierz